Norway: 3 qof oo maanta u geeriyooday Corona-virus.

0
85

Sadex qof oo waayeel ah ayaa maanta u geeriyooday cudurka Corona-virus, waxeyna tirada guud oo dadka u geeriyooday cudurkaas Norway hada noqoneysaa 6 qof.

Sadexda qof ee maanta geeriyooday ayaa kala deganaa Ringsaker, Bærum, iyo lillestrøm.

Ilaa hada waxaa cudurka Norway laga helay 1546 qof, waxaa isbitaal la dhigay oo xanuunku uu soo ritay 86 qof, halka geeriduna ay mareyso 6 qof.

Xigasho/kilde: Coronaviruset: Tre døde onsdag.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments