Dhageyso: Sababta ay soomaalida ugu badan ugu dhimatay cudurka Corona-virus.

0
78

Dalka Sweden waxaa soo baxeyso inay sii kordheyso tirada dadka soomaalida ah ee u dhimaneyso xanuunka Corona-virus, gaar ahaan magaalooyinka waaweyn. Waxaana dadka xanuunkan u geeriyooday kamid ah aqoonyahano caan ah iyo odoyaal bulshada soomaalida magac ku dhex lahaa.

Inta la xaqiijiyay ilaa 6 qof oo soomaali ah ayaa xanuunkan u dhimatay, inkasta oo warbaahinta soomaalida qaarkeed ay qoreyso in tiradu ay gaari karto ilaa 13 qof. Iyada oo guud ahaan dalkaas ay xanuunkan u dhinteen 35 qof, gudaha dalka Sweden.

Halkan ka dhageyso wareysi uu mid kamid ah siyaasiyiinta soomaalida ah ee dalkaas siiyay idaacada VOA, isaga oo ka hadlayo sababta soomaalida u badisay xanuunkaas inay u geeriyoodeen.

NB: Si aad ula socoto wararka NorSom News oo maqal iyo muuqaal ah, halkan riix(Subcribe/Abonner).

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments