R.W Hore ee Soomaaliya Abdiwali Gaas oo Oslo buug kusoo bandhigi doono.

0
335
Sawirka: Abdiwali Gaas oo booqasho ku joogo Oslo, xili uu RW ahaa. Foto: ANETTE KARLSEN/SCANPIX

Reysulwasaarihii hore ee dowladii Kumeel gaarka aheyd ee Soomaaliya, Abdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maalinta sabtida ah magaalada Oslo kusoo bandhigi doono buug uu ka qoray dhacdooyinkii muhiimka ahaa ee dhacay xiligii uu xafiiska joogay iyo marxaladii ay ku sugneyd dowladnimada Soomaaliya, xiligii uu reysulwasaaraha ahaa.

Abdiwali Gaas oo madaxweyne ka noqday maamulka Puntland ee Soomaaliya, ayaa buugiisa ugu magac daray «Caqabadihii kalaguurka Soomaaliya.» (A Challenging Transition in Somalia). Wuxuuna horey horey buugan ugu soo bandhigay magaalooyinka waaweyn ee soomaalidu ay ku badantahay caalamka.

Soo bandhigista buuga uu qoray Abdiwali Gaas ayaa sabtidan ka dhici doonto Hoolka shirarka hotellka Ankar Hotell, waxaana wixii faah-faahin ah ka arki kartaa sawirka hoose.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments