Subscribe
0 Comments
oldest

Sweden ayaa xaley koobka aduunka ka reebtay xulka qaranka Talyaaniga oo markii ugu horeysay mudo 60 sano ku dhawaad ah aan sanadka soo socdo ka qeybgali doonin koobka aduunka ee ka dhici doono dalka Ruushka.