Kasoo qeybgal: Kulan looga hadlayo muhiimada luuqada ee dhaqanka iyo aqoonsiga umadeed dhalinyarada soomaalida ah

0
242

Ururka ardeyda soomaaliyeed ee ee dalkan Norway(SSF) ayaa khamiista soo socoto qaban doono kulan balaaran, kaas oo looga hadli doono muhiimada luuqada afka soomaaliga ee dhaqanka iyo aqoonsiga umadeed ee dhalinyarada soomaalida ah ee dalkan kunool. Waxaana kulankaas kasoo qeybgali doono aqoonyahano uu kamid yahay PROF. Cabdala Mansuur oo kamid ah khubarada ugu waaweyn ee aqoonta afka soomaaliga.

Kulankan ayaa ka dhici doono Machadka Oslo iyo Akershus.

Taariikhda: 19-10-2017. Saacada: 18:00 ilaa 20:30.

Wixii faah-faahin ah kala xiriir SSF: 95366344

Eventiga kulanka ee Facebooga

 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments