UD: Halkan ha iska diiwaangaliyeen, dadka safarka ku maqan.

0
126

Wasaaradda arrimaha dibadda dalkan Norway(UD), ayaa dhamaan muwaadiniinta Norwiijiga ah ka codsaday inay iska diiwaangaliyaan webka dowlada, si loola socdo xaaladooda, loona caawin karo hadii ay wax kusoo kordhaan.

UD ayaa dadka ka codsaneyso inay mar walba soo diiwaangaliyaan meesha ay joogaan, iyo xiliga ay Norway kusoo noqon doonaan.

Halkan iska diiwaangalin: reiseregistrering.no.

Xigasho/kilde: UD ber alle utenlandsreisende registrere seg

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Finn ut mer om hvordan kommentardataene dine behandles.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments