SSB: Ku dhawaad 15% waa ajaaniib.

0
644
soo galooti

Sida lagu sheegay warbixin iyo tirokoob ay soo saartay wakaalada tirokoobka iyo xog uruurinta ee SSB, waxaa Norway kunool ku dhawaad 800.000 qof oo ah dad ajaaniib ah iyo caruur ay wadanka ku dhaleen. Tiradaas oo u dhiganta qiyaastii 15% bulshada Norway.

Sanadkii tagau ee 2019, waxaa tirada ajaaniibta Norway kusoo korortay 25.400 qof.

Qowmiyada Polandiiska(Poland) ayaa hada mida ugu badan ee Norway ajaaniibta Norway, waxaana soo labeeyo dadka ka yimid Lituen, halka Soomaaliduna ay kujiraan booska sadexaad. Liiska ka fiiri sawirka hoose.

Ajaaniibta Norway kunool ayaa sanadkii tagay wadanka ku dhalay 9500 oo ilmood, iyada oo guud ahaan isku dar tirada caruurta ay ajaaniibtu Norway dhaleen(Generationka labaad) ay gaarayaan  188.800.

Xigasho/kilde: Nesten 15 prosent er innvandrere

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments