Oslo: Hadii aad degantahay xaafadahan, iska kar-kari biyaha tuubada.

0
170

Maamulka degmada Oslo ayaa dadka degan xaafadaha Etterstad og Teisen ee Oslo ugu baaqayo inay iska kar-kariyaan biyaha cabitaanka ee tuubada. Digniintan ayaa ah tii labaad isbuuc gudihiis,

Arintan ayaa timid kadib markii mid kamid ah haamaha lokalka ah ee biyaha u keydiyo tuubooyinka xaafadaas lagu arkay nooc kamid ah baran-baro.

Baaritaano la sameeyay ayaa la sheegay in ilaa hada aan la arkin wax bakteeriyo oo laga helay tijaabooyinka laga qaaday biyaha xaafadahas, balse Oslo kommune ayaa wali dadka degan xaafadahaas ugu baaqayo inay biyaha tuubada ay karariyaan, kahor inta aysan cabin.

Xigasho/kilde: Drikkevannet må fortsatt kokes i deler av Oslo

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments