XYS: Mobilka kusoo dajiso Appka diyaarada Ethiopian Airlines, waxaad heleysaa qiimo dhimis dhan 10% hadii aad tigid appka ka goosato.

0
170

Diyaarada Ethiopian Airlines ayaa isbuuc walba shan maalin ka baxda magaalooyinka Oslo iyo Stocklom, waxeyna si toos ah uga tagtaa magaalada Hargeysa.

Tigidka Ethiopian Airlines ayaa ah mid aad uga qiimo jaban dhamaan diyaaradaha kale, wuxuu qiimuhu ka bilowdaa 4500.  Waxaa intaas kuu dheer inaad heleyso bonus ama dhibco aad hadhow ku heli karto qiimo dhimis.

Hadii aad soo dagsato App-ka diyaarada Ethiopian Airlines, aadna ka goosato tigidka halkaas, waxaad heleysaa qiimo dhimis dhan 10%.

Waxaad sidoo xaq u heleysaa inaad qaadato xamuul sadex jibaar ka badan kan diyaaradaha kale.

Wixii faah-faahin ah kala xiriir:22 06 44 01  ama booqo webka diyaarada ee Ethiopianairlines.com(halkan click sii)

Addresska shirkada ee magaalada Oslo waa: Øvre Slottsgate 6, 0157 Oslo

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments