Daawo SNTV: Kulan looga hadlayo dhaqancelinta caruurta oo Drammen ka dhacay

0
159

Magaalada Drammen waa axadii lasoo dhaafay ka dhacay kulan balaaran oo looga hadlayay arimo ay kamid yihiin caruurta wadankii loo dhaqanceliyo, waxaana kasoo qeybgalay masuuliyiin ka socoto dowlada Norway, maamulka gobolka Buskurud iyo kan degmada Drammen.

Halkan ka daawo warbixin uu TV-ga qaranka soomaaliyeed ee SNTV uu ka sameeyay shirka ka dhacay Drammen.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Finn ut mer om hvordan kommentardataene dine behandles.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments