Waxaa isbuucii hore dab la qabadsiiyay masaajidka Örebro oo kamid ah masaajidada ugu waaweyn dalka SWEDEN. Dabkaas ayay boolisku sheegeen inuu ahaa mid si ula kac ah masaajidka loo qabadsiiyay, ujeeduduna ay aheyd in dad lagu dilo. Waxeyna usoo qabteen nin dhalinyaro ah, kaas oo markii danbe qirtay inuu ahaa qofkii ka danbeeyay dabkaas.
Ururada muslimiinta dalka Sweden ee gacanta ku hayo masaajidada ayaa dowlada Sweden ka codsaday in la adkeeyo amaanka masaajidada, maadaama ay sanooyinkii ugu danbeeyay aad usoo bateen falalka weerarada ah ee loo geysto masaajidada. Ururada muslimiinta ayaa warqad ay si wadar ah ugu direen laamaha amaanka dowlada Sweden ku cadeeyay in xaaladu ay ka duwantahay midii hore, loona baahanyahay in la sameeyo talaabooyin cusub oo dheeri ah, si loo sugo amaanka goobaha cibaadada dadka muslimiinta ah.
Dalka Sweden ayaa waxaa sanooyinkii ugu danbeeyay aad ugu soo badanayay falalka naceybka ah ee ka dhanka ah dadka muslimiita ah ee dalkaas kunool.
We use cookies on our website to give you the most relevant experience by remembering your preferences. By clicking “Accept”, you consent to the use of the cookies.
This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
Any cookies that may not be particularly necessary for the website to function and is used specifically to collect user personal data via analytics, ads, other embedded contents are termed as non-necessary cookies. It is mandatory to procure user consent prior to running these cookies on your website.
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.