Bærum iyo baroor-diiq qaran: Kasoo qeybgal kulan baroordiiq loogu sameynayo dadkii ku xasuuqmay qaraxii Muqdisho

0
125

Waxaa beri oo jimce ah magaalada Bærum ka dhici doono kulan baroor diiq loogu sameynayo dadkii ku xasuuqmay qaraxii sabtidii ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo ay ku xasuuqmeen dad kor u dhaafayo 300.

Soomaalida degan Oslo, Akershus iyo gobolada ku xeeran, waxaa loogu baaqayaa inay kulankaas kasoo qeybgalaan. Muujiyaana dareenkooda.

Kulankan ayaa ka dhici doono Hoolka weyn ee Thon Hotel Oslo.

Maalinta: Jimce: 20-10-2018

AdresseSandviksveien 184, 1337 Sandvika

Saacada: 16:30.

 

 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments