(Annonse): Guri-bedel: Waxaan rabnaa inaan guri sadex qol oo jiif ah ku badalano mid labo qol ah

0
269

Annonse:

Waxaan heynaa guri ka kooban sadex qol oo jiif/hurdo ah, fadhi gaar ah iyo labo musqulood. Nooca ama qaab dhismeedka gurigu waa Rekkehus ama guri kaligiis ah oo labo dabaq ka kooban. Guriga ayaa ku yaalo xaafada Holmalia ee magaalada Oslo.

Dabaqa koowaad ee guriga waxaa ku yaalo Fadhiga, jikada, musqusha , barxada(balkong), Bad iyo irida guriga. Dabaqa labaad wuxuu ka koobanyahay 3 qol oo jiif ah, musqusha qubeyska iyo bod.

Waxaan rabnaa inaan gurigaas ku bedelano guri ka kooban labo qol oo jiif ah iyo fadhi gaar ah. Guriga aan rabno inaan ku badalani gurigaas waa inuu kuyaalaa Senterka magaalada Oslo(Oslo Sentrum), gaar ahaan xaafadaha St. Hanshaugen iyo Grünerløkka.

Kala wareejinta guryaha waxaa masuuliyadeeda qaadaya xafiiska guryaha(boligkontoret) ee xaafadaha.

Wixii faah-faahin dheeri ah ama hadii aad qabto su´aal, fadlan nagala soo xiriir: 48687164


Boligbytte Holmalia:

Vi ønsker å bytte 3-roms kommunal bolig på Holmlia Oslo med en 2-roms kommunal bolig i Oslo Sentrum. Boligen bør være i god stand og helst ligge i bydelene St. Hanshaugen og Grunerløka.

Boligen vi har består av: 1.Etasje: Kjøkken, Stue, WC, Gang og Balkong. 2.etasje: Tre soverom, bod og bad. Det er en kommunal bolig og boligkontoret i bydelen vi hjelpe til med bytte gjennomføringen.

Hvis du er interessert eller har spørsmål om det, ta gjerne kontakt på følgende nummer: 48687164

 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments