Reysulwasaaraha dalkan Norway Erna Solberg ayaa shaley shir jaraa´id oo ay la qabatay xubnaha wasiiradeeda ku sheegtay in dowladu ay qorsheysay in lagu gudo galo qorshaha dib u furista dalkan, iyada oo la raacayo qorshe ka kooban dhowr wareeg oo kala horeeyo.