Daawo R.W Solberg: Qaabkan iyo xiligan ayay dowladu qorsheysay in dib loogu furo wadanka.

0
95

Reysulwasaaraha dalkan Norway Erna Solberg ayaa shaley shir jaraa´id oo ay la qabatay xubnaha wasiiradeeda ku sheegtay in dowladu ay qorsheysay in lagu gudo galo qorshaha dib u furista dalkan, iyada oo la raacayo qorshe ka kooban dhowr wareeg oo kala horeeyo.

Halkan ka daawo(Riix) shirka jaraa´id ee reysulwasaaraha iyo xubnaha wasiiradda dowlada ee shaley sida wadajirka ah u qabtay shirka jaraa´id, kuna soo bandhigay qorshaha dib u furitaanka dalka ee dowlada.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments