(Daawo) Dowlada qaabkan ayaan wadanka u fureynaa: Xeerarka cusub

0
135

Waxaa maanta oo khamiis ah la bilaabay wareega labaad ee dib u furitaanka Norway, waxaana la fududeeyay qaar kamid ah sharciyadii adkaa ee xakameynta coronaha, gaar ahaana karantiilka hotellka oo dad badan laga dhaafay.

Wasiiradda dowlada iyo madaxda hey´addaha caafimaadka ayaa shaley qabtay shir jaraa´id oo ay uga hadlayaan xaalada dhaqangalinta xeerarka cusub iyo qaabka loo wajihi doono.

Halkan ka daawo wasiiradda dowlada oo si faah-faahsan uga hadlayo xaalada cusub iyo xeerarka maanta ka bilaaban doono.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments