Xaafado katirsan Linköping oo amnixumo dartood loo joojiyay lacagta habeenkii lala baxo.

0
81
Foto: Pixabay.com

Qeybo ka mid ah xaafadaha ku yaala magaalada Linköping ee dalka Sweden, Waxaa la joojiyay suurtagalnimada in lacag lagala baxo mashiinada lacagta xiliga habeenkii.

Xaafadaha Skäggetorp, Ryd iyo Berga ee magaaladda Linköping ayaan mashiinnadaa wax lacag ah lagala bixi karin waxii ka dambeeya 10 fiidnmo ama afarta saac ee habeenimo.

Booliska magaalada ayaa arrintan ku sababeeyay inay bateen falalka amni xumada ah iyo dhaca loo geysto dadka lacagaha kala baxa mashiinada lacagta ee xaafadaas kunool.

Xigasho/kilde: SverigeRadio.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments