fredag, januar 22, 2021

Monthly Archives: November, 2020

Duqa magaalada Oslo oo abaalmarin gudoonsiisay kalkaaliso soomaali ah: Waa halyeeyad.

Duqa magaalada Oslo, Mariane Borgen ayaa hadiyad sharafeed gudoonsiisay Amaal Cilmi oo ah kalkaaliso caafimaad oo soomaali oo ah ka howlgasha magaalada Oslo. Amaal...

Dowlada: Hala baaro aqoonta ilmaha ee luuqada Norwiijiga, iskuulka kahor.

Sanad walba waxaa iskuulada Norway la geeyaa caruur gaartay xiligii iskuulka, balse aan laheyn aqoon luuqadeed oo heerkii la rabay gaarsiisan, taas oo markiiba...

Norway oo ergey cusub u magacowday Soomaaliya.

Reysulwasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maalin kahor xafiiskiisa kula kulmay Heidi Elburgi Johansen oo ah ergeyga gaarka ah ee cusub ee dowlada Norway...

Wadaad Sucuudi ah: Ama sharciga Faransiiska raaca ama dalka isaga baxa!

Hadal uu jeediyay Xoghayaha Guud ee Ururka Muslimiinta Caalamka, Maxamed Bin Cabdul Karim Al-Cisa, ayaa dhaliyay dood adag oo ka bilaabatay baraha bulshada. Wadaadka oo...

Pakistanta oo dood adag ka keenay xil loo doortay gabar siyaasi soomaali ah.

Sida uu qoray wargeyska Aftenposten, Ubax Cabdulaahi Aadan oo kamid ah xildhibaanada golaha deegaanka magaalada Oslo, ayaa loo doortay madaxa gudiga isdhexgalka ee xaafada...

Qofkii ugu horeeyay ee soomaali ah oo Bergen Corona ugu geeriyooday.

Waxaa Allah ha u naxariistee magaalada Bergen ee dalkan Norway ku geeriyooday marxuumkii ugu horeeyay oo soomaali ah, kaas oo inta la ogyahay u...

Xaliima Aadan: ‘Diinteyda darteed ayaan uga haray “fashion-ka”‘

Xaliima Aadan oo ku caan baxday xayeysiinta dharka iyo waxyaabaha kale, ayaa shaacisay inay ka hartay tartannada fashion-ka, maadaama uu meel ka dhac ku...

Xiligan ayaa la bilaabi doonaa bixinta kaarka cusub ee aqoonsiga qaranka.

Hey´adda xukunka booliska Norway ee Politidirektoratet ayaa sheegtay in wixii ka bilowdo 30-ka bishan November ee sanadkan 2020 la bilaabi doono bixinta kaararka cusub...

Grønland-Oslo: Booliska oo hadana galay maqaaxi-shaax soomaaliyeed oo kale.

Booliska magaalada Oslo ayaa habeenkii axadda ahaa galay, 22 qofna ku ganaaxay mid kamid ah maqaaxiyaha soomaalida ee lagu caweeyo ee kutaal xaafada Grønland...

App-ka salaadaha ee Muslim Pro oo lagu eedeeyay inuu la shaqeeyo FBI-da.

Dadka Faransiiska ah ee isticmaala app-ka salaadda ee Muslim Pro, ayaa maxkamad la koraya shirkadda maamusha, oo lagu eedeeyey inay iibisay xog u gacan...

Søreide: Waxaan la hadlay madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi.

Wasiiradda arrimaha dibadda dalkan Norway, Ine Eriksen Søreide ayaa maanta sheegtay inay khadka telefoonka kula xiriirtay madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, iyaga oo ka...

Oslo: Booliska Oslo oo xalay galay maqaaxi soomaali ah: 22 qof ayay dacweeyeen.

Booliska magaalada Oslo ayaa xalay gudaha u galay mid kamid ah maqaaxiyaha soomaalida ee ciyaaraha lagu daawado, oo kutaal xaafada Grønland. Waxeyna gudaha...

Kristiansand: Askari ku xadgudbay wiil soomaali oo kiis dacwo lagu soo oogay

Askari katirsanaa booliska magaalada Kristiansand ee dalkan Norway, ayaa lagu soo oogay dacwad la xiriirta inuu xadgudub kula kacay wiil soomaali ah oo heysta...

Norway: Ma dhici karto in Somaliland ay toogashu ku fuliso muwaadin Norwiiji ah.

Warbaahinta dalkan Norway ayaa maalmahan si aad ah u hadalheyso kiiska nin 54-sano jir asal ahaan soomaali ah, balse heysta dhalashada Norway, kaas oo...

Odoyaasha Oslo: Tawfiiq wuxuu ku socdaa in lagu kala tukado

https://www.youtube.com/watch?v=KQgg0Lk6LRI

NTB: Somaliland oo balanqaaday in Saad aan xukun dil ah lagu fulin doonin.

Warbaahinta dalkan Norway ayaa maalmihii lasoo dhaafay si aad ah u hadalheyso kiiska muwaadin soomaali ah oo heysta dhalashada dalkan Norway, kaas oo maxkamada...

(Hargeysa): R.W Solberg: Aabaheen gurigiisa haku soo celiso.

Warbaahinta dalkan Norway ayaa maalmihii lasoo dhaafay si aad ah u hadalheysay kiiska Saad Jider Hayd oo ah muwaadin asal ahaan soomaali ah, balse...

Waxaa lagu eedeeyay inuu 760.000 NAV ka dhacay: 9 bilood oo xabsi ah

Maxkamada Oslo ayaa maanta 9 bilood oo xabsi ah ku xukuntay siyaasi Danny Chaudhry oo katirsan golaha deegaanka ee magaalada Oslo. Siyaasigan xisbi-laawaha ah(si...

Sarpsborg: Masaajidkii la dacweeyay oo danbi lagu waayay.

Degmada Sarpsborg ee gobolka Viken ayaa 2 bilood kahor dacwad ka gudbiyay masaajidka Al-Ghadir Islamsk senter oo lagu eedeeyay inuu jabiyay sharciga Corona, kadib...

Tallaalka COVID-19 ee Pfizer iyo BioNTech oo 95% noqday mid lagu guuleystay.

Shirkadaha dawooyinka ee Pfizer iyo BioNTech ayaa maanta sheegay in daraasad ay ku sameeyeen talaalkooda tijaabada ah ee looga hortago COVID-19 ay muujisay inuu...

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.