fredag, januar 22, 2021

Daily Archives: Oct 1, 2020

Oslo: Siyaasi ku eedeysan inuu 760.000 kr khiyaano ahaan uga qaatay NAV.

Siyaasi katirsan golaha deegaanka magaalada Oslo ayaa lagu eedeeyay inuu kr qaab khiyaano ahaan ah hey' adda NAV uga qaatay lacag gaareyso 760.000 kr,...

Trondheim: Nin baabuur ku dilay taksiile soomaali ah oo maxkamad lasoo taagay.

Maxkamada magaalada Trondheim ee gobolka Trøndelag waxaa shaley ka bilaabatay dhageysiga dacwada maxkamadeynta nin 40-meeyo jir ah oo ku eedeysan inuu si aan ulakac...

Airportka Oslo oo waajib ka dhigay marada afka.

Shirkada maamusha garoonka diyaaradaha magaalada Oslo ee Avinor, ayaa maanta soo saartay xeer cusub oo ah in dhamaan dadka ku sugan garoonka diyaaradaha Oslo...

Oslo: Busaskii oo shaqadoodii kusoo noqday

Waxaa maanta oo khamuus ah shaqadoodii dib ugu soo noqday darawalada bussaska gaadiidka dadweynaha, kuwaas oo mudo isbuuc kor u dhaafeyso kujiray gadood shaqo...

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.