Oslo: Busaskii oo shaqadoodii kusoo noqday

0
66

Waxaa maanta oo khamuus ah shaqadoodii dib ugu soo noqday darawalada bussaska gaadiidka dadweynaha, kuwaas oo mudo isbuuc kor u dhaafeyso kujiray gadood shaqo joojin ah. Iyaga oo ka cabanayay mushaarka darawalada bussaska oo aan wax horumar ah ama kor i kac ah aan sameynin sanadihii lasoo dhaafay.

Saaka aroortii ayaa ugu danbeyn si hor u dhac ah loo xaliyay khilaafka dhaliyay in darawalada busaska ay shaqo joojin sameeyaan, waxaana la xaqiijiyay in mushaarka darawalada bussaska lagu kordhiyay 20.000 kr.

Labada dhinac ee saaka gaaray xalka horudhaca ee darawaladu ay shaqada ugu soo noqonayan, ayaa sheegay inay ku wada qanacsanyihiin natiijada wadahalada socday dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay.

Xigasho/kilde: Busstreiken er over.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments