Avinor: 9 garoon diyaaradeed ayaan xireynaa.

0
150

Shirkada maamusha garoomada diyaaradaha ee Avinor ayaa maanta sheegtay, wixii laga 18-ka bisha Maarso oo ku aadan maalinta arbacada ah ee isbuuca danbe. Si loo xakameeyo faafitaanka caabuqa Corona.

Garoonada ay shirkadan sheegtay inay xireyso ayaa ah garoomada diyaaradaha magaalooyinka Vardø, Berlevåg, Sørkjosen, Stokmarknes, Svolvær, Mo i Rana, Mosjøen, Førde og Sandane.

Shirkada Avinor ayaa dadka ka codsaneyso, inay la socdaan fariimaha shirkadaha diyaaradaha.

Xigasho/kilde: Avinor stenger ni flyplasser

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments