(Video) Maamulka masjidka Towfiiq: Waa inaan ka qeybqaadano gurmadka dadkii ku waxyeeloobay qaraxii ka dhacay Muqdisho.

0
158

Maamulka masaajidka Towfiiq ayaa sheegay inay taageersanyihiin, isla markaana qeyb ka yihiin gurmadka lacag uruurinta ah ee loo fidinayo dadkii ku waxyeeloobay qaraxii magaalada Muqdisho. Gudiga masaajidka ayaa soo jeediyay in arintaas si xoog leh looga qeybqaato, laguna dadaalo in si wadajir ah reer Norway ay wax u diraan.

Masaajidka Towfiiq ayaa sidoo kale sheegay inay maraakista iyo masaajidada Towfiiq ku xiran ee magaalooyinka Oslo ka baxan kuyaalo, ay qeybtooda ka qaataan gurmadka lacag uruurinta ah.

Hoos ka daawo muuqaalka qeyb kamid ah maamulka masaajidka oo si guud u iclaaminayo in gurmadka si wadajir ah looga wada qeybgalo.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments