Hadii aysan muslimiinta Norway ka qeybqaadan doorashada, codkana aysan dhiiban maxaa dhici kara?

0
82

Dalkan Norway waxaa 13-ka bisha September ka dhici doonto doorashadii baarlamaanka Norway oo afartii sanaba hal mar la qabto. Waxaana doorashada ku tartamayo xisbiyo kala duwan kuwaas oo kala leh aragtiyo siyaasadeed oo kala duwan

Dalkan Norway waxaa kunool bulsho muslimiin ah oo 200.000 gaareyso, kuwaas oo kamid ah bulshooyinka ay saameynta ku yeelan karto natiijada doorashada iyo siyaasada xisbiyada kala duwan ee Norway ka dhisan.

Waxaan wareysi la yeelanay gudoomiyaha golaha islaamka Norway, anaga oo weydiinay muhiimadda ay leedahay in bulshooyinka muslimiinta ah ay ka qeybqaataan doorashooyinka, iyo waxa ka dhalan karo hadii aysan muslimiintu codeyn.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments