mandag, oktober 25, 2021

Monthly Archives: July, 2021

Mustafa Hassan oo maxkamada kaga guuleystay hey´adda UNE.

Maxkamada magaalada Oslo ayaa maanta xukuntay in go´aankii hey´adda UNE ay rabtay inay dalka uga saarto Mustafa Xasan oo ah 18 sano jir reer...

Tagaasileyda Norway oo sadex(3) arrimood cabasho xoogan ka muujiyay: Hoos u dhac xoogan

Tagaasileyda Norway, gaar ahaan kuwa ka shaqeeya magaalooyinka waaweyn ayaa maalmihii ugu danbeeyay waxey muujinayeen cabasho xoogan oo ku timid suuqii shaqada tagaasida, taas...

Daawo: Muwaadinimada dhabta ah ma ahan baasaboorka, ee waa ka qeybqaadashada doorashada iyo wax la-qeybsiga bulshada.

Dalkan Norway waxaa 13-ka bisha September ka dhici doonto doorashada baarlamaanka Norway oo afartii sanaba halmar la qabto. Doorashada baarlamaanka ayaa ah mid lagu...

Bent Høie: Waxaan mar kale dib u dhignay furitaanka dalka.

Wasiirka caafimaadka Norway Bent Høie ayaa shir jaraa´id oo uu maanta qabatay ku sheegtay in dowladu ay dib u dhigeyso galitaanka heerka afaraad(4) ee...

USA bombet mål i Somalia

USA gjennomførte også et droneangrep mot antatte al-Shabaab-opprørere nordvest for Qeycad tirsdag. Les mer her

UDI: Waxaan isku diyaarinay qoxooti dalkan nooga soo burqada.

Hey´adda qoxootiga u qaabilsan dowlada Norway ee UDI-da ayaa sheegtay inay isku diyaarineyso qoxoot dalkan Norway uga soo burqada dalka Afgaanistaan, kadib markii ay...

Isaga oo dalka ka maqan ayuu NAV Lacagta A.A.P ka qaadanayay: Maxkamad ayaa lasoo taagayaa

Waxaa maxkamada Fredrikstad dhawaan lasoo taagi doonaa nin 69-sano jir ah oo ku eedeysan in sifo aan sharci aheyn uu NAV uga qaatay 340.000...

Maku wareertay micnaha midabada xeerarka safarka ee dalalka Yurub: Waa kuwan micnahooda

Hey´addaha caafimaadka, hey´addaha kale ee dowliga ah iyo warbaahinta ayaa aad u adeegsado midabo(Cagaar, Orangi iyo Guduud) marka ay ka hadlayaan xeerarka safarka ee...

Daawo: Wargalin muhiim ah oo ku socoto dadka qaba xanuunka sonkorta

https://www.youtube.com/watch?v=dn0glTgj_bM&t=36s

Sheekada wiilkii soomaaliga ahaa ee Utøya lagu dilay, hadana reerkiisii Norway laga tarxiilay.

Shaley oo taariikhdu ay aheyd 22-ka bisha Luulyo, waxey ku beegneyd sanad-guuradii 10-aad ee kasoo wareegtay maalintii Jaziirada Utøya lagu xasuuqay 69-ka qof ee...

Daawo booqasho aan ku tagnay jaziirada lagu dilay 69-ka qof ee Utøya ee Norway

Warbaahinta NorSom News ayaa dhawaan ayaa dhawaan booqasho ku tagtya jaziirada Utøya oo ah goobtii uu ka dhacay xasuuqii loo 69-ka qof ee u...

UDI og UNE oo joojiyay dadkii ay loo tarxiili lahaa dalkan.

Hey´addaha qoxootiga ee UNE iyo UDI-da ayaa go´aamiyay in ilaa laga gaarayo 15-ka bisha September la joojiyo dadkii ay Norway sida qasabka ugu tarxiili...

10 sano kadib: Soomaalida Norway iyo xusuusta qarixii Oslo iyo xasuuqii Utøya.

https://www.youtube.com/watch?v=kt8T8d9FOoc

Oslo: Gabar soomaali reer Stavanger ah oo Oslo ku geeriyootay.

Sida ay noo xaqiijiyeen qaar kamid ah saaxiibadeed ugu dhow, waxaa Allah ha u naxariistee habeenkii ay soo galeysay ciida ee 20-ka bishan July...

Reysulwasaarihii Norway oo wareysi siiyay NorSom TV

Warbaahinta NorSom News ayaa dhawaan booqasho ku tagtay jaziirada Utøya oo ah halkii uu ka dhacay xasuuqii 10 sano kahor, 22-dii bishii Luulyo loo...

Maxkamada Yurub: Xijaab dartiis, shaqada waa lagaaga ceyrin karaa.

Maxkamadda Caddaaladda ee Yurub (CJEU) ee fadhigeedu yahay Luxembourg ayaa Khamiistii xukuntay in shirkadaha ka dhisan dalalka ururka Midowga Yurub ay ka mamnuuci karaan...

Daawo: qaabkan ayaad ku ogaan kartaa in magacaaga iyo aqoonsigaa lacag aadan dirsan lagu diray.

F.G: Warkan oo faah-faahsan oo muuqaal ah, ka daawo hoos. Tan iyo markii uu soo baxay kiiska xawaaladlaha soomaaliga ah ee ku eedeysan inuu...

Dowlada Mareykanka oo soo saartay war Soomaali badan oo dalkeeda kunool saameynaya.

Xoghayaha Amniga Gudaha ee Dowladda Maraykanka Alejandro N. Mayorkas ayaa ku dhowaaqay in dadka Soomaalida ah ee sharciga aan ku lahayn Maraykanka 18 bilood...

Daawo: Booliska- 40 qof ayaa magacyadooda lagu dirsaday lacag xawaalad oo aysan iyagu dirsan.

Muhiim: Warkan oo muuqaal ah oo faahsan- hoos ka daawo Isbuucii lasoo dhaafay warbaahinta dalkan Norway ayaa aad u hadalheysay kiiska xawaaladle soomaali ah oo...

Oslo: Meelahan ayaa beri lagu tukan doonaa salaada ciida: Xiliyadan.

Ciid mubaarak dhamaan bulshada Soomaaliyeed ku xiran warbaahinta NorSom News meel walba oo dalkan Norway iyo caalamka intiisa kale ka joogaan. Soomaalida kunool magaalada...
- Advertisment -

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.