Doorashadii baarlamaanka Norway oo si rasmi ah u bilaabatay

0
94
Foto: valg.no

Shalay oo taariikhda ay aheyd 10-ka bisha August waxaa Norway si rasmi ah uga bilaabatay codbixta doorashada baarlamaaniga ah ee dalkan Norway, taas oo dhici doonto 13-ka bisha September ee sanadkan.

Shaley waxaa albaabada loo furay dhamaan goobaha codbixinta, wuxuuna qofku hada fursad u heystaa inuu codkiisa sii dhiibto si hordhac ah, intii uu sugi lahaa maalinta doorashada oo ah maalinta ugu danbeyso oo uu qofku codkiisa dhiiban karo.

Dadkan ayaa ka codeyn karo doorashada baarlamaanka Norway:

  1. Qofkuu waa inuu heystaa dhalashada ama jinsiyada Norway
  2. Waa inuu buuxiyay 18 sano ama sanadkan 2021 uu buuxiyay 18 sano.
  3. Waa inay hada ama horey ay ugu diiwaangashaneyd inuu Norway deganyahay.
Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments