Daawo: Aragtida aqoonyahanadii soomaaliyeed ee ka qeybgalay kulankii soomaalida iyo was. arrimaha dibadda Norway

0
81

Magaalada Oslo waxaa shaley ka dhacay kulan aad u balaaran oo dhexmaray jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan Norway, iyo wasaaradda arrimaha dibadda ee dalkan Norway. Kulanka oo ay si wadajir usoo wada qaban-qaabiyeen ururka Somali Norwegian Strategic Partners(Riix sawirka) iyo wasaaradda arrimaha dibadda Norway ayaa looga hadlay siyaasadda iyo istiraatiijiyada cusub ee Norway ay u dajisay Soomaaliya, iyo doorka ay Soomaalida Norway ka qaadan karaan shaqooyinka horumarineed ee Norway ay ka wado Soomaaliya.

Warbaahinta NorSom TV ayaa mikrofoonka la dhex qaaday qaar kamid aqoonyahankii soomaaliyeed ee kulanka ka qeybgalay, waxaana weydiinay aragtidooda iyo ku aadan kulanka dhexmaray soomaalida iyo wasaaradda arrimaha dibadda Norwat.n

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments