Haweenay lagu eedeeyay inay Haaf-Milyan ka xaday dukaanka Coop oo ay ka shaqeyn jirtay

0
144

Haweenay shaqaale ka aheyd mid kamid dukaamada shirkada Coop ee gobolka Troms, ayaa lagu eedeeyay inay lacag cadaan ah oo gaareyso 470.000 kr iyo alaab lagu qiimeeyay 21.000 kr ka xaday dukaankii ay ka shaqeyn jirtay.

Haweeneydan ayaa ku eedeysan inay lacagta ka xaday qasnada dukaanka ay ka shaqeyn jirtay, dhanka kale ay dukaanka ka xaday alaabo kamid ah alaabaha uu dukaanka iibiyo.

Arrintan ayaa socotay mudo shan sano ah oo haweeneydan ay ka shaqeyn jirtay dukaankaas.

Xigasho/kilde: COOP-ANSATT TILTALT FOR UNDERSLAG AV EN HALV MILLION.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments