torsdag, september 16, 2021

Daily Archives: Jun 8, 2021

Macron oo meel fagaare ah lagu dharbaaxay

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa lagu dharbaaxay goob fagaare ah xilli uu safar ku joogay koonfurta bari ee dalkaas, isaga oo ku guda jiray...

Norway: Qoys sheegay inay diinta islaamka ka baxeen oo magangalyo loo diiday

Maxkamada sarre ee dalkan Norway ayaa go´aamisay in qoys u dhashay dalka Afgaanistaan aysan xaq u laheyn inay helaan magangalyo, kadib markii ay qoyskaas...

Maxkamadda Sare ee Mareykanka oo gaartay go’aan saameynaya 3,000 oo Soomaali ah

Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa Isniintii shalay aheyd go'aan ka soo saartay in deganaashaha rasmiga ah ee Green Card aan la siin doonin dadka...

London: Afar(4) oo hal qoys oo muslim ah katirsan oo baabuur lagu dilay.

Magaalada London ee gobolka Ontario ee dalka Canada, waxaa maalintii shaley aheyd lagu dilay afar qof oo ka kooban hal qoys oo muslimiin ah....

Trygve “Qoslaaye”: oo sadaxeeyay tartanka booska reysulwasaaraha ee Erna iyo Jonas.

Codbixin saadaalin ah oo isbuucan soo baxday ayaa sheegeyso in 12,5 dadka Norway kunool ay rabaan in Trygve Slagsvold Vedum uu noqdo reysulwasaaraha cusub...
- Advertisment -

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.