Suldaan Bashiir: 25 maalmood ayaan isbitaal u jiifay Corona: Maalmo ayaan miyirdaboolnaa

0
213

Suldaan Bashiir Sh Mohamed waa mid kamid ah salaadiinta iyo odoyaasha aadka loo yaqaano ee magaalada Oslo, iyo guud ahaan dalkan Norway.

Suldaan Bashiir ayaa warbaahinta NorSom News oo kaashaneyso ururka Tusmo siiyay wareysi dheer oo uu uga hadlayo in suldaankuu ku dhacay feyruska Corona-Virus, lana dhigay isbitaalka oo uu ku jiray mudo 25 maalmood ah. Suldaanka ayaa noo sheegay in maalmo dhowr ah oo uu isbitaalka jiifay uu miyir-daboolnaa ama koomo kujiray.

Hoos ka daawo wareysiga Suldaan Bashiir:

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments