Daawo: R.W Erna Solberg: Qaabkan ayaan rabnaa inaan wadanka u furno: Muuqaal af soomaali ah

1
147

Reysulwasaaraha dalkan Norway ayaa maanta soo bandhigtay qorshaha dowlada ee ku aadan furitaanka dalka. Waxeyna reysulwasaaraha soo bandhigtay qaabka ay dowlada rabto in loo dabciyo xayiraadaha saaran dalka. Hoos ka daawo shirka jaraa´id ee reysulwasaaraha oo Af-soomaali ku turjuman.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

1 Comment
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments
Gabanka
Gabanka
3 years ago

Ilaahay haydin barakeeyo howl adag baad haysaane. Gabadha tarjumaysana afka eebbe waa baray maashaa’allaah