Reysulwasaaraha dalkan Norway ayaa maanta soo bandhigtay qorshaha dowlada ee ku aadan furitaanka dalka. Waxeyna reysulwasaaraha soo bandhigtay qaabka ay dowlada rabto in loo dabciyo xayiraadaha saaran dalka. Hoos ka daawo shirka jaraa´id ee reysulwasaaraha oo Af-soomaali ku turjuman.
Ilaahay haydin barakeeyo howl adag baad haysaane. Gabadha tarjumaysana afka eebbe waa baray maashaa’allaah