Maku wareertay sharciyada Corona ee safarka, soo galitaanka iyo hotelka karantiilka: Halkan ka ogow

0
117
Foto: PA

Hey´addaha dowlada ayaa dhowrkii isbuuc ee lasoo dhaafay soo saarayay xeerar iyo sharciyo kala duwan oo la xiriira safarka iyo ka bixista wadanka, soo galitaanka iyo hotell-ka karantiilka looga dhigi doono marka uu qofka dalka kusoo noqdo.

Hey´adda caafimaadka ayaa diyaarisay tusmo dhameystiran oo af soomaali ku qoran, taas oo uu qofku ka ogaan karo dhamaan xeerarka safarka iyo soo galitaanka, sidoo kalena uu ka heli karo jawaabo badan oo arrimahaas la xiriira.

Halkan ka daalaco qoraalka wasaaradda ee af soomaaliga ku qoran.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments