Daawo: Wax badan ka ogow talaalka Corona, gaar ahaan kan AstraZeneca ee xinjirowga lagu arkay.

0
150

Dowlada Norway ayaa isbuucii hore joojisay talaalka AstraZeneca oo ah nooc kamid ah sadex talaal oo Norway laga adeegsado. Joojintan ayaa timid kadib markii toboneeyo qof oo qaatay talaalka lagu arkay xinjiyow, halka 4 qof oo talaalka qaateyna ay geeriyoodeen.

Wareysiga hoose waxaan ku wareysanayay Dr Cabdi Geele oo katirsan hey´adda caafimaadka dadweynaha ee FHI, wuxuuna warbixin naga siinayaa talaalkan, sababta xinjirowga keenay iyo in la istaajiyay iyo inkale.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments