Fartun Maxamed waa mid kamid ah shaqaalaha caafimaadka ee ka howlgala degmada Oslo, waxeyna dhawaan qaadatay talaalka ama irbada feyruska Coronavirus. Fartuun ayaa muuqaalka hoose warbixin kooban naga siineyso sababta ay u qaadatay talaalka iyo waxa ay dareentay, marka ay qaadatay irbada koowaad ee talaalka Corona kadib.