Fartuun: Waxyaabahan ayaan dareemay, markii aan talaalka Coronavirus qaatay kadib.

0
102

Fartun Maxamed waa mid kamid ah shaqaalaha caafimaadka ee ka howlgala degmada Oslo, waxeyna dhawaan qaadatay talaalka ama irbada feyruska Coronavirus. Fartuun ayaa muuqaalka hoose warbixin kooban naga siineyso sababta ay u qaadatay talaalka iyo waxa ay dareentay, marka ay qaadatay irbada koowaad ee talaalka Corona kadib.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments