Daawo: Macluumaad ku saabsan xarunta talaalka ee Bydel Gamle Oslo.

0
81

Degmada Bydel Gamle Oslo ee magaalada Oslo ayaa dhawaan furtay xarun cusub oo loogu talagalay talaalka xanuunka Corona. Xaruntan, ayaa kutaal jidka Vahls gate 1 ee xaafada Grønland. Halkan kasii akhri macluumaad dheeri ah oo ku saaban qaabka talaalka ee xarunta talaalka ee Vahls gate 1.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments