Booliska gobolka Queensland ee dalka Australia ayaa maanta bartamaha magaalada Brisbane ku toogtay wiil Soomaali oo 22 jir ahaa. Iyaga oo sheegay in wiilkaas soomaaliga uu mindi ku hubeysnaa, isla markaana uu naftooda halis galiyay.
Wiilka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Raage Maxamed Caabi, wuxuuna kamid ah dhalinyarada soomaali.