Daawo NRK: Barnaamij ka jawaabaya su´aalaha badan ee la iska weydiiyo soomaalida.

0
96
Yaasmiin & Bashiir Geele. Foto: Faksimile-NRK.TV.NO

TV-ga qaranka Norway ee NRK ayaa barnaamij xiiso badan ka diyaariyay su´aalo badan oo la iska weydiiyo bulshada soomaalida ah ee Norway kunool. Waxaana lagu wareystay shaqsiyaad kala duwan oo soomaali ah, isuguna jiro dhalinyaro iyo dad waaweyn.

Barnaamijkan laga diyaariyay soomaalida ayaa kamid ah barnaamijka taxanaha ah ee «wax ha iga weydiin» oo ah barnaamij laga diyaariyo su´aalaha ay dadweynuhu mawduucyada qaarkood.

Xigasho/kilde: Halkan ka daawo: 2.Norsk-somalier.

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments