fredag, januar 22, 2021

Daily Archives: Nov 5, 2020

Solberg: Guryaha jooga, safarka laga maarmi karana ka baaqda.

Reysulwasaaraha Norway dalkan Norway, Erna Solberg oo maanta shir jaraa´id qabatay ayaa dadweynaha Norway ugu baaqday inay yareeyaan socodka laga maarmi karo, ayna inta...

Doorashadii Mareykanka oo aan wali lagu kala bixin.

Qofna wali kuma guuleysan doorashadi madaxtinimo ee Talaadadi ka dhacday dalkan Mareykanka, sababo la xiriira tirinta codadka lagu soo diray boostada oo wali ka...

Oslo: Haweenay lagu maxkamadeynayo inay shaqada timid, iyada oo Karantiil la galiyay.

Haweenay ku shaqeyso xoghaye caafimaad ah(Helsesekretær), ayaa maxkamad lagu soo taagayaa magaalada Oslo, kadib markii lagu eedeeyay inay jabisay sharciga ka hortaga xanuunada faafa....

Booliska Norway oo loo ogolaaday inay hubka wadan karaan: Sababtan darteed

Sida caadiga ah, booliska Norway looma ogolo inay wataan hubka ama qoryaha, marka laga reebo xaalado gaar ah oo lagama maarmaan ah. Laakiin wareegto...

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.