Daawo: Gabar Sheybaariiste soomaali ah oo lagu amaanay shaqada kahor tagista corona-virus.

0
280

Boqolaal qof oo kamid ah dadka ka shaqeeyo arrimaah caafimaadka ayaa dowlada iyo waliba dadweynaha Norway kunool ku amaaneen shaqadii adkeyd oo ay qabteen intii lagu jiray la tacaalista xanuunka Covid-19.

Dadkaas waxaa kamid ah Muna Mohamed Abdi oo ah sheybaariiste soomaali ah oo kamid ahaa dadkii maalin walba saacadaha badan shaqeynayay, si ay u baaraan baaritaanada ay maraan dadka isaga shakiya xanuunka covid-19.

Muna ayaa u warantay NorSom News:

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments