Dhageyso Sarsborg: Dhacdadii uu xalay ninka soomaaliga dadka ku laayay mindida.

0
89

Nin asal ahaan soomaali ah oo la xaqiijiyay inuu maskax ahaan xanuun u qabay, ayaa xalay sadex qof mindi ku dhaawacay magaalada Sarborg ee dalkan Norway. Waxaana markii danbe geeriyootay mid kamid ah sadexdii qof ee dhaawaca ahaa, halka xaalada qof kalena ay adagtahay, sida ay boolisku sheegeen.

Waxaan khadka telefoonka ee magaalada Sarsborg ku wareysanay Mahad Abukar Osman oo kamid ah siyaasiniinta kunool magaalada Sarsborg, kana tirsan xisbiga MDG ee gobolka Viken.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments