fredag, april 19, 2024

Turkiga oo soo tarxiishay muwaadin Norwiiji ah.

Wasaaradda arrimaha dibadda dalka Turkiga ayaa shaley bogeeda Twitterka kusoo qortay inay Norway usoo tarxiileen muwaadin heysta dhalashada Norway, kana tirsanaa dadka usoo dagaalamay ururada argagaxisada.

Wasaarada arrimaha dibadda Norway ayaa TV-ga NRK u xaqiijisay jiritaanka warka kasoo baxay wasaarada arrimaha dibadda Turkiga.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x