fredag, mars 29, 2024

(Daawo)-Booliska Oslo: Waxaan wel-wel ka qabnaa tiradaa soomaalida ee Oslo qaaday Corona-virus.

Booliska Oslo oo la hadlay warbaahinta NorSom News ayaa sheegay inay wel-wel aad ah ka qabaan tirada dadka soomaalida ah ee sii kordheysa ee qaadeysa xanuunka Corona-virus. Gaar ahaan xaafadaha Oslo ee Tøyen iyo Grønland.

Halkan ka daawo fariinta booliska Oslo.

Si aad u hesho wararka NorSom News oo maqal iyo muuqaal ah, halkan riix, kadibna Subcribe(Abonner).

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x