Ogeysiis ka socdo qaban-qaabiyayaasha xaflada:
Dhamaan soomaalida ku dhaqan Oslo iyo nawaaxigeeda, waxaa lagu wargalinayaa inay kasoo qeybgalaan kulan ansixin loogu sameynayo gudiga madasha dhalinyarada soomaaliyeed ee Norway.
Wixii macluumaad ah ee kulankaas ku saabsan, ka fiirso sawirka hoose, iyo waliba cida lagala xiriiri karo wixii faah-faahin ah.