Wargalin: Ka qeybgal caleemo saarka gudiga madasha dhalinyarada Norway.

0
145

Ogeysiis ka socdo qaban-qaabiyayaasha xaflada:

Dhamaan soomaalida ku dhaqan Oslo iyo nawaaxigeeda, waxaa lagu wargalinayaa inay kasoo qeybgalaan kulan ansixin loogu sameynayo gudiga madasha dhalinyarada soomaaliyeed ee Norway.

Wixii macluumaad ah ee kulankaas ku saabsan, ka fiirso sawirka hoose, iyo waliba cida lagala xiriiri karo wixii faah-faahin ah.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments