Norway: Nin eygiisa dilay oo maxkamad ay xukuntay.

0
207
Foto: © Mimsy Møller / Samfoto

Sida uu qoray NRK, maxkamada Glåmdal ee gobolka Hedmark, ayaa xukuntay nin lagu eedeeyay inuu eygiisa ku dilay faas(masaar).

Xeer ilaalinta ayaa ninkan ku eedeysay inuu eygiisa oo xiligaas xanuunsanaa, uu u dilay qaab kasoo horjeedo xeerka xanaanada xoolaha Norway. Kadib markii uu dilka u adeegsaday faas, isaga oo afka faaska madaxa eyga kala dhacay dhowr mar, ilaa ay naftu ka baxeysay.

Ninkan ayaa maxkamadu ku xukuntay 75 maalmood oo xabsi ay shuruudi ku xirantahay ah.

Xigasho/kilde: Avlivet egen hund med øks – dømt til fengsel.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments