Soomaalida Norway oo hal milyan uu uruuriyay qarixii Zoobe

Jaaliyada soomaaliyeed ee dalkan Norway ayaa lacag dhan hal milyan iyo la badan u uruuriyay dadkii ki waxyeeloobay qarixii Muqdisho.

Faah faahinta iyo magaalooyinla dib ayaan kasoo galin doonaa.

Latest news
Related news