torsdag, april 25, 2024

Donald Trump: «.Qaxootiga Soomaalidu ma ahayn i ay Maraykanka joogaan «

Madaxweynaha la dortey ee Dalka Maraykanka Donald Trump Ayaa subaxnimadii hore ee maanta oo Arbaca ah waxa uu Twitterka ku soo direy fariin uu uga hadlaayo weerarkii ka dhacay Jaamacadda Ohio ee Dalka Marayknaka, Kaas oo uu geystey WIIL Soomaaliyeed oo Jaamacadda uu weeraray Ardey ka ahaa.

Bogiisa uu ku leeyahay barta internetka ayuu kusoo qorey fariintan:

ISIS is taking credit for the terrible stabbing attack at Ohio State University by a Somali refugee who should not have been in our country.

Cartan oo ahaa wiilka fuliyey weerarka ay ku dhaawacmeen 11 qof, isaguna naftiisi ku waayey Ayaa sharci ku joogey Dalka Maraykanka, waxa uu ahaa ardey wanaagsan horeyna voks denbiyo ah uma Gelin.

Laamaha amniga ee Maraykanka Ayaa aminsan i uu weerarkani ahaa «ensom ulv» oo loo isticmaalo dadka gooni socodka ah kadibna isla hadalka dartiis iyo caro wweerarada u geysta, waxaana ardeyda Jaamacaddu sheegayaan i Cartan aanu saaxiibo lahayn.

ISIS Ayaa sheegatey i ay masuul ka tahay weerarkan, mana Jiro voks xiriir ah oo ka dhexeeya ER iyo wiilka la diley ee weerarka fuliyey taas oo Weli laamaha amnigu ay Heleen.

Donald Trump Ayaa la aaminsan yahay i uu cadaawad isaga qaadey dadka Soomaalida ah, kadib MarkII uu horey ol-olihiisa doorashada ku weeraray kuna tilmaamey Argagixiso kuwa jooga Minasota iyo kuwa la harey gobolka Maine.

[adsenseyu2]

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x