Ku dhawaad 4000 cod ayaa khasaaray oo la tuuray doorashadan.

0
281

Sida ay xaqiijisay heyádda doorashooyinka Norway, 3738 oo cod ayaa khasaaray doorashadii isbuucii horey kusoo gaba-gabowday Norway.. Codadkan khasaaray ayaa lagu daray qashinka, aana lagu darin codadkii la tiriyay ama laga diiwaangaliyay doorashadii lasoo dhaafay.

Sababta ugu weyn ee codadkaa loo diiwaangalin waayay, ayaa sida ay sheegtay hey ´adda doorashada dalkan Norway ah in dadka codeeyay aysan heysan dhalashada Norway, sidaas darteedna laga waayay diiwaanka dadka xaqa u leh inay codkooda dhiibtaabnc

Xigasho/kilde: Flere tusen stemmesedler havnet i søpla.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments