Oslo: Labo qof oo caawa xabad lagu dhaawacay

0
84

Sida ay boolisku xaqiijiyeen, waxaa caawa Labo qof lagu dhaacaway maxadada T-baneka ee Skøyenåsen ee magaalada Oslo. Dhaawaca mid kamid ah labada qof ee la xabadeeyay ayaa ah mid daran, waxaana hada lagu dabiibayaa isbitaalka Oslo.

Dad markhaatiyaal ka ahaa goobta uu falka ka dhacay, ayaa sheegay inay arkeen nin ka ordayo goobta uu falkaas ka dhacay. Waxaana sidoo kale xabado ay ka dhaceen gudaha t-bane-ka Oslo.

Booliska ayaa xiray dareemada labada dhinac u socdo ee maxadada T-bane Skøyenåsen. Waxeyna wali halkaas ka wadaan howlo baaritaano ah.

Xigasho/kilde: Full utrykning til Skøyenåsen etter skyteepisode – to personer er skadet.

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments